Home

Ku soo dhowow

Tartanpass

Waa madal casri ah oo isu keenta ciyaartoyda eFootball ee Soomaaliya, halkaas oo tartan, xirfad iyo xiiso ay isku biiraan.
🎮 Ku biir hadda, samee kooxdaada, kuna bilow safarkaaga guusha!

⚽ Tartamada Ugu Muhiimsan

Tartamada ugu muhiimsan Waxaa kamid ah, Champions League, Benaddir Champions iyo Tartan League. Kuwaa oo u dhigma Tartamada yurub laga qabto 

Champions League

Benaddir Champions

Tartan League

Abaalmarinno iyo Fursado💰

$20-5 (coins)

dhaman tartamada

$8-3 (coins)

dhaman tartamada

$2-1.5 (coins)

dhaman tartamada

Tartamada Horyaalada

Halkaaan waxaad ka heleysaa Dhamaan Tartamada, Efootball Somalia. Waxaan idin sameynay Tartamo kala duwan, horyaalo kala duwan ee katar jumaayo Degmooyinka Dalka gaar ahaan gobolka benaadir, oo aan ka dhignay (17 Degmo gobolka benadir)

Top one Champions

Guuleystiyaasha Kaalmaha kowaad ee Tartamada Champions ka 

🎮 Ku Biir Tartanpass

Daawo Live 🎥

Waxaan si joogto ah u baahin doona kulamada ugu waaweyn Sida, Champion League(semi final& Final),
Benaddir, iyo Taretan League.  Wxaaan si live ugu baahin doona baraheena kala duwan,  Sida TIKTOK, FACBOOK  IYO  YUOTUBE.  Fadlan dfooro midka aad rabto.

Scroll to Top